
Asc, waa Heesta Calankeena Somaliyeed, waxaan ugu tala galay dhamaan Somaliweyn & inta taageerta in qaranimaddii Soomaaliyeed Soo laabato... Waad isticmaali kartaa sida xafladaha iwm si aad isugu baraaruhisaan heesta calanka... Codka waa ka baxiyey anigoo ula jeeda in aad ku heestaan Soo saaraha Dayib Hashi Kadiye Sweden